MPSHome Staff Alumni Calendar Contact

Media Center Policies

During the school year, students will check out textbooks and library books. This is a reminder to students that all materials checked out under their name are the responsibility of that student.

If the book is lost, damaged, or not returned the student is responsible to replace the book. The cost of replacing the book will be charged to you.

SENIORS: It is important that you check to determine if you have any obligations with the Media Center, Counseling Office, and Athletic Department.  You will not be able to receive your cap and gown for graduation unless all of your obligations are cleared.


Durante el año escolar estudiantes usan la biblioteca para prestar libros. Esto es un aviso que los estudiantes son responsables por los materiales que prestan de la biblioteca.

Si un estudiante pierda, no regrese, o dañe un libro es la responsabilidad del estudiante reemplazar el libro. El estudiante será  cobrado por el reemplazo.

ESTUDIANTES DEL GRADO 12: Es importante que averiguen si tienen obligaciones con la Biblioteca, la Oficina de Consejos, y el Departamento  de Deportes. Si faltas cumplir con tus obligaciones, no vas a poder participar en la ceremonia de graduación.


Xiliga sanad dugsiyeedka ardaydu waxay ku mashuulsan yihiin qaadashada buugta iyo buugaagta maktabada . Kani waxay xasuusin u tahay ardeyda qaadaneysa macluumaadka  kala duwan  waxayna ku qaadanayaan magacooda iyaga ayaana ka mas,uul ah

Hadii uu buuga uu kugu dhumo ama kugu dhaawacmo ardayga ayaa ka mas, uul ah wixii qarash oo buugtaas ah.

Ardayda fasalka labo iyo tobnaad: Waa arin aad u qaali ah in aad ogaato in sida xarunta warbaahinta ama la taliyaha ardayda xafiiskiisa. iyo qeybta ciyaartoyda in ay wax kugu leeyihiin hadii kale lagu siin mayo koofiyada iyo shatiga lagu qalanjabiyo.